Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay bulshada ku dhaqan degmada Buula-burte

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Buulo Burte: Xaaladda nololeed ee dadka oo sii xummaaneysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo malmahan ku sugnaa Degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan Hiiraan ayaa maanta qado sharaf u sameeyay maamulka degmada, saraakiisha ciidamada Xoogga Dalka, kuwa Booliska, ciidanka AMISOM, Odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan..

Kulankan qado sharafta ayaa ahaa mid lagu soo afjarayay madmadowgii ka dhex jiray maamulka degmada Buul-burte iyo sidii la isugu soo dhoweyn lahaa bulshada degmadaas ku dhaqan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay dhawan kusoo wajahan tahay Marwada koowaad ee Madaxweynaha Dalka muhiimna ay tahay in loo diyaargaroobo soo dhaweynteeda si halkaasi looga hirgeliyo mashaariic horumarineed.

Previous Post

Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo gaaray degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: Haweenka Soomaaliyeed Waxay Kaalin Weyn Oo Lama Illoobaan Ah Ka Qaateen Badbaadinta Qarankeena

Next Post
RW Kheyre: Bogga cusub ee siyaasada Soomaaliya (Qormo)

Ra’iisul Wasaare Khayre: Haweenka Soomaaliyeed Waxay Kaalin Weyn Oo Lama Illoobaan Ah Ka Qaateen Badbaadinta Qarankeena

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In