Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay in la furay garoonka diyaaradaha ee Buulo Burte

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee gobolkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa ballan qaaday dayactir in lagu sameyn doono garoonka Diyaaradaha ee Degmada Buula Barde oo iminka ay isticmaalaan diyaaradaha qumaatiga u kaca uun, kadib socdaal ay ku tagay degmada Buulo burte ee gobolka Hiiraan.

“Waxaan ku guuleysanay in la howlgaliyo garoonka Buulo Burte, wuxuu u baahan yahay dayactir xoog leh, waxaana u mahad celinayaa AMISOM iyo shacabka deegaanka oo kaalin ku lahaa arrintaas”.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha oo la kulmay qeybaha bulshada degmada ayaa tilmaamay in ay jiraan baahiyo badan oo dhinaca nolosha ah, gaar ahaan caafimaadka iyo waxbarashada, kuwaas oo ay dowladdu wax ka qaban doonto.

“Isbitaalka degmadu wuxuu u baahan yahay agab iyo dayactir, bulshaduna waa ay inala wadageen arrintaas, waxaan doonaynaa inaan wax ka qabano” ayuu sii raaciyay.

Degmada Buulo Burte waxay ka mid tahay goobihii kooxda Al-Shabaab ay muddada dheer ku sugnaayeen, markii ay ka saareen ciidanka XDS iyo AMISOM, waxay xireen waddooyinkii ay marayen gaadiidka degmada gala ama ka baxa, taas oo sababtay in sicir barar uu ka dhaco degmada, isla markaana uu yaraado dhaqdhaqaaqii degmada oo hoos u sii dhigtay in ay dhaqsi uga soo kabato dhibaatadii ay kooxdaasi gaarsiisay degmadaasi.

Previous Post

Qaramada Midoobay oo taageertay in wada-hadal lagu dhameeyo mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha

Next Post

Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabka oo maanta furmaya

Next Post
Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabka oo maanta furmaya

Shir u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabka oo maanta furmaya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In