Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka oo sheegay in khasaare badan uu ka dhashay qaraxii saaka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa saakay ka qeyb qqatay u gurmashada dadkii masaakiinta ahaa ee ay argagixisadu ku xasuuqeen Ex-control Afgooye.

Gudoomiyaha Gobolka oo ay wehliyaan ku-xigeennadiisa iyo laamaha ammaanka oo gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in qaraxa uu ahaa gaari kuwa xamuulka qaada, kaasi oo geystay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in 90 meeyo qof ay ku dhaawacmeen, tira kale oo badana ay ku dhinteen, balse tirada rasmiga ah gadaal dambe laga ogaan doono.

Gudoomiyaha Gobolka ayaa sheegay in Bas ay saarnaayeen Arday dhigata Jaamacadda Banaadir uu soo gaaray qasaaraha ugu badan ee dhimashada.

“Qarax weyn oo gaari xamuul ah ayaa saaka isku qarxiyay isgoyska Ex koontarool Afgooye, dhimashada waa badan tahay, waxa uu khasaaraha ugu badan soo gaaray ardayda u socotay dugsiyada iyo jaamacadaha, tirada ugu badan waxay soo gaartay ardayda jaamacadda banaadir”ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.

Guddoomiyaha ayaa xusay in tirada rasmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca ay la wadaagi doonaan saxaafadda marka uu soo dhamaado tirikoobka hadda socda ee lagu kala ogaanayo dadka wax ku noqday qaraxa

Previous Post

Faah faahin ka soo baxayso qarax dad rayid ah argagixisada ku xasuuqeen ex-koontarool Afgooye (Dhageyso)

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub “SAWIRRO”

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay qeybinta buugaagta Manhajka cusub “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In