Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo sheegay in 18 qof loo soo xiray fal kufsi ah oo Afgooye ka dhacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Taliska CXDS iyo Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ballanqaaday in ay cirib tirayaan haraadiga Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa sheegay in 18 qof loo soo qabtay kiis la xiriira kufsi degmada Afgooye loogu geystay fal kufsi ah oo loo geystay labo gabdhood 3 jir iyo 4 jir.

Guddoomiyaha oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay 18 qof oo falkaasi lagu tuhmayo, isagoo intaa ku daray inay socdaan baaritaanno dheeraad ah oo la xiriira kiiska kufsiga.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Ibraahim Aadan Cali ayaa sheegay in cadaaladda lala tiigsan doono dadka ay ku soo baxdo falka kufsiga ah, waxaana uu shacabka gobolka Shabeelaha Hoose ka codsaday inaysan gabaad siinin kuwa ku dhaqmaya falalka ka baxsan beni’aadanimada.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa hoosta ka xariiqay ay weli wadaan howlgallo lagu baadi goobayo dadka ka dambeeyay fal dambiyeedka la xiriira kufsiga carruurta loo geystay, isagoo intaa ku daray in hadda la qaaday tallaabo fiican, ayna ku dadaali doonaan sidii maxkamadda loola tiigsan lahaa dadka ay ku cadaato kiiskan.

Previous Post

Suudaan oo sheegtay in kiis hor leh laga helay gudaha dalka oo COVID-19 ku saabsan

Next Post

Ciidamado ka tirsan daraawiishta Puntland oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamado ka tirsan daraawiishta Puntland oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Ciidamado ka tirsan daraawiishta Puntland oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In