Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Iyo Xildhibaanno Kale Oo Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Aadan Maxamed Cali

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeysay geerida Abwaan Cali Sugule
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Prof, Maxamed Cismaan Jawaari, Guddoomiyaha Guddiga arrimaha dibadda iyo xiriirka caalamiga ah ee Golaha Aqalka Sare Senator Prof, Cabdirisaaq Cusmaan Jurile, Guddoomiyaha Guddiga Isgaarsiinta Golaha Shacabka Xildhibaan Khaalid Macow Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka dalka Dr Maxamed Daahir Afrax, Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Mudane Aadan Maxamed Cali iyo mudane Cabdiqaadir Faarax Shire waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay iyo dhamaan Ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum Maxamuud Cali Axmed oo ahaan jiray Guddoomiyihii xiriirka Guud ee Shaqaalaha Soomaaliyeed oo xalay taariikhdu markay ahayd 06.10.2020 ku geeriyooday Degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa marxuumka Alle uga baryay in uu Janadiisa ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii ee uu ka tegay iyo Ummadda Soomaaliyeedna uu samir iyo Iimaan ka siiyo.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Halkan ka akhriso 

Previous Post

Siihayaha Wasiiru dowlaha Waxbarashada oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Next Post

Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin  Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka

Next Post
Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin  Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka

Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin  Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In