Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Hooyo Jamaad Cusmaan Mahad-Alle.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay ku noqoshada qoondada Miisaaniyadda Dowladda 2019 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u tacsiyadeeyay wasiiru dowlaha Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan Dheere) oo ay hooyadiis Jamaad Cusmaan Mahad-Alle geeriyootay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka dhamaan qoyska Xildhibaanka kaga tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Hooyo marxuumad Jamaad Cusmaan Mahad-Alle oo ah hooyada dhashay xildhibaanka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

“Anigoo ku hadlaya magaca guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Waxaan Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere kaga tacsiyadeynayaa geerida ku timid hooyadii dhashay Allaha ha u naxriistee marxuumad Jamaad Cusmaan Mahad-Alle.

Guddoomiyaha ayaa Allaha ha u naxriistee marxuumada alle kaga baryay Inuu naxriistiisa jano ka waraabiyo dhamaan qoyskii ay ka geeriyootay oo uu ugu horeeyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi (Cabdiraxmaan dheer)uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Previous Post

Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo u safray Magaalada Baydhabo.

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo u safray Magaalada Baydhabo.

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo u safray Magaalada Baydhabo.

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In