Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray xarunta Hay’adda SoDMA “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay madaxda SoDMA iyo agaasime waaxeedyada, ayaa waxaa uu warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Hay’adda mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo si kooban u sharxay waxyaabaha ay qabato Hay’adda. Guddoomiye Sheekh Aadan oo mid mid u dul istaagay xarunta saadaasha hawada iyo ka hortaga musiibooyinka dabiiciga ah, waxaana loo soo bandhigay muuqaalo ku saabsan waxqabadka sanadlaha ah ee Hay’adda Maareynta.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe, oo la hadlay Warbaahinta ayaa ammaanay waxqabadka hay’adda, isagoo ugu hambalyeeyay mudadii sanadka aheyd ee hay’addu jirtay, waxaana uu xusay in waxbadan oo la taaban karo ay u qabteen shacabka Soomaaliyeed, waxaana uu madaxda iyo howlwadeennada kula dardaarmay in ay xoojiyaan shaqada baaxadda leh ay u hayaan Qaranka. Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in hay’addan dowladdu ay u leedahay muhiimad gaar ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post

R/W Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada

Next Post
R/W Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada

R/W Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dagaalka ka dhanka ah argagixisada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In