Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wakiilka QM ee Soomaaliya “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

 guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay wakiilka Ergayga gaarka ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating iyo Madax ka socotay Barnaamijka Horumarinta Qaramada  Midoobay ee UNDP qeybta taageerta Baarlamaanka Soomaaliya.

kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin  sidii Qaramada Midoobay ay usii xoojin laheyd taageerada ay siiso Soomaaliya iyo kordhinta mashaariicda ay ku taageerayaan Baarlamaanka Soomaaliya.

sidoo kale waxyaabaha inta kulanka uu socday aad looga hadlay waxaa ka mid ah ka qeyb qaadashada dadaalka Dowladda Soomaaliyeed ay wado oo ku aadan la socodka ,hir gelinta iyo sidoo kale  dhameystirka Dastuurka Dalka dadaalada ay beesha caalamka ku bixin karto si kaalinta  beesha caalamka iyo taageeradeedaba ay meesha uga muuqdaan, sida uu kulanka ka dib warbaahinta Qaranka u sheegay Xoghayaha guud ee golaha shacabka  Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux.

Previous Post

TOOS U DAAWO:-Tartanka Kubadda cagta Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobalka Banaadir sanadda 2017

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanada Guduudo Carwo

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanada Guduudo Carwo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Fannaanada Guduudo Carwo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In