Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay dhalinyarada baarlamaanka ku jira

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay dhalinyarada baarlamaanka ku jira
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka uu la yeeshay maanta gudoomiyaha golaha  Shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan (Jaawari) dhalinyarada ku jira golaha shacabka ayaa waxaa uu ku saabsanaa sidii loo jihayn lahaa mustaqbalka dhalinyarada Soomaaliyeed, sida loogu sameyn lahaa  wacyigalin iyo in ay haleen wax walbo oo waajibaad ah oo dalkooda ku leeyahiin.

Xildhibaanada dhalinyarada ah ee ku jira baarlmanka jamhuuriyadda ayaa tiradoodu tahay 26%  ayaa  guddoomiyaha golaha shacabka ugu baaqay  in ay ka shaqeeyaan horumarinta dhalinyarada iyo sidii qorshe oo ku saabsan istaraajiyada dhalinyarada ku jirta barlaamanka iyo  mustaqbalka dhalinta Soomaaliyeed oo ah xooga qaranimadda Soomaaliya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Qodabada ugu waa weyn ee dhalinyarada looga baahan yahay ayaa guddoomiyaha baarlamaanku ku dheeraaday ka hadlkooda waxaana qodobadaas kamid ah shaqo abuurka dhalinyarada, ka wacyigelinta afkaaraha khaldan sida argagaxisada iyo sidii loo hoga tusaaleyn lahaa kuwa ku dhamaanaya badaha isla markaana dadkooda u iimansan lahaayeen.

Guddoomiyaha golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ayaa dhalinyarada kulanka joogtay ku adkeeyay in ay ka shaqeeyaan sidii dalka horumarkiisa gacan loogu geysan lahaa maadaama dhalinyarada ay yihiin xooga qaranka.

Qiyaasaha tiro koobka dadka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegaa in ay dhalinyaradu yihiin kuwo ugu badan, taas oo micinaheedu yahay in dalkan uu heysto xoog badan oo u baahan in loogu faa’ideeyo dib u dhiska dalka ku yaal geeska Afrika ee Soomaaliya.

 

Previous Post

Dad gaajo darteed ugu geeriyoodey Galgaduud

Next Post

Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose ee Xamar  oo xilka laga qaaday

Next Post
Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose ee Xamar  oo xilka laga qaaday

Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose ee Xamar  oo xilka laga qaaday

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In