Thursday, June 30, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo salaan iyo hambalyo ugu tagay Madaxweynaha dalka

May 16, 2022
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo salaan iyo hambalyo ugu tagay Madaxweynaha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur   (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo  hambalyo ugu tagay  Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen Baarlamaanka labada Aqal.

Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha ayaa ahaa kulankooda is xog-wareysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah.

Related posts

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

June 29, 2022
Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

June 29, 2022

Previous Post

Shir u dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo ka furmay Nairobi

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo salaan ugu tagay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbland

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo salaan ugu tagay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo salaan ugu tagay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbland

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladiisa caafimaad 

June 29, 2022
0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra'iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka Soomaaliyeed farriin...

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

Maamulka Deegaanka Bajeela oo dhiiri gelin u sameeyay dad uu booqday

June 29, 2022
0

Guddoomiyaha Deegaanka Bajeela ee Koonfurta Gobolka Mudug Maxamed Shuuke iyo xubno maamulkiisa ka tirsan ayaa maanta kormeer loogu kuurgalayay xaaladaha...

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo kulan la yeeshay iskuduwaha mashaariiicda Bangiga Adduunka

June 29, 2022
0

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye

Wasiirka Qorsheynta XFS oo daah furay mashruuca Kobciye

June 29, 2022
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta daahfuray mashruuca iskaashiga Caalamiga  ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In