Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shir Guddoomiyay kulanka Guddiyada Joogtada GSH iyo Golaha Wakiilada Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa waxaa maanta kulan ku yeeshay Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka JFS iyo Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada ee Dowlad Goboleedka Puntland, waxaana kulanka shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay wada shaqeynta golayaasha sharci dejinta ah, waxaana Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka furitaankiisa ka hadlay uu sheegay golayaasha sharci dejinta ay saarantahay mas’uuliyad gaar ah maadaamaa shacabka ay metelaan.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa sheegay in ka Puntland ahaan ay dhiyaar u yihiin in la horumariyo Hay’adaha sharci dejinta ee Dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in waxyaabaha loobahanyahay in xooga la saaro ay tahay kala saarista awoodaha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo arrimaha dhameystirka Dastuurka, taasina ay ku imaan karto in wada shaqeyn dhow ay yeeshaan Golayaasha sharci dejinta ee Dalka.

Geba gabada kaddib ayaa xoghayaha guud ee golaha shacabka Mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux waxa uu Warbaahinta Qaranka u sheegay in uu guul ku soo dhamaaday kulanka ajendihiisa uu ahaa la kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada Puntland.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Howlaha guud oo kormeeray Waddada Jeneraal Daa’uud “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye Taabit oo ku guuleystay in caafimaad dibadda ah uu u diro Faai’so oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhaawac uu soo gaaray “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye Taabit oo ku guuleystay in caafimaad dibadda ah uu u diro Faai’so oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhaawac uu soo gaaray “SAWIRRO”

Guddoomiye Taabit oo ku guuleystay in caafimaad dibadda ah uu u diro Faai’so oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhaawac uu soo gaaray "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In