Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY CAASIMADDA WADANKA ALGERIA.

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY CAASIMADDA WADANKA ALGERIA.

Ali Ahmed by Ali Ahmed
11 months ago
in Wararka
0
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY CAASIMADDA WADANKA ALGERIA.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY CAASIMADDA WADANKA ALGERIA.
 
Algiers-Algeria 02,May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Algiers ee caasimadda wadanka Algeria.
 
Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Algiers kusoo dhoweeyay dhigiisa Guddoomiyaha Baarlamaanka ee wadanka Algeria Ibrahim Boughali iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka wadankaas oo uu wehliyo safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya wadanka Algeria Danjire Yuusuf Axmed Xasan ( Yusuf Jeego).
 
Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb geli doona shirka Guddoomiyaasha Baarlamaanadda Carabta oo maalmaha soo socda si rasmi ah u furmi doona, halkaas oo uu ka jeedin doono khudbad uu kaga hadli doono muhiimada uu shirkan u leeyahay dalkeena oo sanadkan looga hadli doono arrimaha wadamada Carabta gaar ahaan xaaladda Falastiin.
 
Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa inta uu joogo wadanka Algeria waxa uu la kulmi doonaa madaxda ugu sareysa dalkan Algeria oo sanadkan shirka marti gelinaya, asigoo sidoo kale kulamo gaar gaar ah la qaadan doona guddoomiyaasha baarlamaanadda shirka ka qeyb galaya.
Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo loogu soo dhoweeyay magaalada Algiers

Next Post

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo saaka ka bilaabatay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley

Next Post
Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo saaka ka bilaabatay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo saaka ka bilaabatay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In