Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Tababar usoo xeray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Tababar usoo xeray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad ay ku qalin jebinayeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isugu jiray leyli sarkaal,saraakiil xigeeno iyo ururka shanaad Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta lagu qabtay dugsiga tababar Ciidanka ee Turksom.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,Wasiirka Gaashaan dhiga Dalka Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya,Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka,taliyihii hore ee Ciidanka Xooga Dalka,taliyaasha qeybaha kale duwan ee Ciidanka Xooga Dalka,saraakiil iyo diplomaasiyiin ka socotay walaalaha turkiga iyo marti sharaf kale.

Related posts

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026

Ugu horeyn saraakiishii tababarkan mudada uu socday kaalimaha ugu horeeya ka galay ayaa sheegay in dadaalkii mudada ay soo wadeen ay hada guushiisa gaareen islamarkaana diyaar u yihiin difaaca qaranimada Soomaaliyeed.

Saraakiil ka socotay taliska ciidanka xooga walaalaha tiurkiga oo xaflada ka hadlay ayaa sheegay in ujeedka dugsigan loo aas aasay ay aheyd doib u dhiska ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed islamrakaana ay sii wadi doonaan dadaaladda dib loogu xoojinayo ciidanka qaranka Soomaaliyeed.

Taliayaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeya guuto Odowaa Yusuf Raage ayaa u sheegya in ciidanka qalin jebiyay ama tababar usoo gaba gaboobay in ay howlo adag sugeyso oo ah difaaca sharafka qaranimada Soomaliyed iyo sidoo kale difaaca dhulka jamhuuriyadda.

Wasiirka gaashaandgiga Xasan Cali Maxmed (Amar-dambe) ayaa sidoo kale hambalyo ciidamda waxaana uu kala dardaarmay saraakkiisha saraakil xigeenada iyo ururada shanaad ee xooga dalka inay aqoonta ay barteen ay dalkooda iyo dadkoodo ugu adeegaan.

Gudoomaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo tababarka usoo xeray  ayaa uga mahad celiyay walalaha turkuga iyo dowladda Soomaaliyeed iyo shacabkeeda uga taageerayaan dib udhis ciidamada qalabka sida gaar ahaan xoogga dalka.

.

Tags: Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Tababar usoo xeray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka+Sawirro
Previous Post

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukunno ku ridday 2-ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Daawo: Sawirradda Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka oo Tababar loo soo Xeray

Next Post
Daawo: Sawirradda Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka oo Tababar loo soo Xeray

Daawo: Sawirradda Saraakiil ka Tirsan Xoogga Dalka oo Tababar loo soo Xeray

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In