Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha gollaha shacabka oo booqday dhaawacyadii qaraxii Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha gollaha shacabka oo booqday dhaawacyadii qaraxii Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa booqday Isbitaalka Erdogan Ex-Digfeer oo ay ku jiraan qaar ka mid ah dadkii kusoo dhaawacmay qaraxyadii argagixisninmo ee 13-kii bishan ka dhacay magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo ay booqashadiisu ku wehliyeen Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka ayaa waxa ay booqdeen qeybaha Isbitaalka ee dhaawacyada lagu daweynaayo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxa ay sidoo kale kulan la qaateen maamulka iyo dhakhaatiirta isbitaalka oo ay guddoomiyaha faah faahin ka siiyeen tirada bukaanada Isitaalka Jiifa sida ay u kala daranyihiin iyo hada xaaladooda sida ay tahay.

Guddoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo kormeerka dib gudaha Isbitaalka Warbaahinta Qaranka kula hadlay ayaa u mahad celiyay maamulka,dhakhaatiirta iyo sidoo kale howl wadeenada Isbitaalka sida ay ula tacaalayaan dhamaan bukaanada Isbitaalka ku jira.

Wuxuuna sheegay in dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadii ugu dambeeyay ee argagixisadu ay ka geysteen magaalada Baydhabo ee hadda isbitaalka lagu daweynaayo kuwooda xaaladooda gudaha dalka wax looga qaban waayo in dowladda Soomaaliyeed caafimaada dibada ah ay u  qaadi doonto.

Bukaanada ku jira Isbitaalka Digfeer ayaa waxaa ku jira qaar ka mid ah dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay qaraxyadii dhawaan kooxaha naf lacaarigu ay ka geysteen magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: Kobaca Dhaqaalaha Soomaaliya Waxa Uu Ku Xiranyahay Kordhinta Tacabka Iyo Wax Soo Saarka Beeraha

Next Post

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro

Next Post
Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In