Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa oo ka warbixiyay howlaha horyaalla

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa oo guddoon cusub doortay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay qorshayaasha ay hiigsanayaan oo ay ugu horeyso sidii loola dagaalami lahaa musuq maasuqa.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Abuukaate Maxamed ayaa xusay in dhismaha guddigan uu soo bilowday 2018, haatanna ugu dambeyn lagu guuleystay in la dhameystiro, iyadoo loo maray habraacyadii saxda ahaa, uuna ku faraxsanyahay xilka maanta loo doortay.

“Shaqooyinka na horyaala waxaa ka mid ah in la baaro caddeymaha ku aadan musuq maasuqa lagu soo oogo saraakiisha dowladda, waxaana uu guddiga awood u leeyahay in uu baaro hay’adaha sida gaarka ah loo leeyahay iyo kuwa caalamiga ah intuba, Musuqa lacag kaliya ma galo ee dhanka maamulka ayuu geli karaa iyo arrimo kale”ayuu yiri Guddoomiyaha guddiga Madaxa Banaan ee la dagaallanka musuq maasuqa.

Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa ayaa sheegay inay xoojin doonaan isla xisaabtanka dhamaan hay’adaha dowladda, isla markaana ay la socon doonaan dhaq dhaqaaqa maamulka, si looga hortago musuq maasuqa.

Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaallanka Musuq maasuqa ayaa tilamamay in wada shaqeyn buuxda ay la yeelan doonaan hay’adaha garsoorka cadaaladda iyo hanti dhowrka Qaranka.

Previous Post

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Maamulka sare ee hay’adda tayo dhowrka Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo tababar u furay qaar  ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Next Post
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo tababar u furay qaar  ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo tababar u furay qaar  ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In