Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Oo La Kulmay Wakiilka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Oo La Kulmay Wakiilka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka  Ururka iskaashiga Islaamka u qaabilsan Soomaaliya  H.E Amb: Mohamed Bamba Mohamed Boba

Kulankan oo ka dhacay xarunta ururka iskaashiga islaamka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay dowrka dalalka ku bahoobay ururka islaamka  ee la tacaalidda arimaha abaaraha

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka ayaa ugu horeyn safiiirka warbixin ka siiyay xaalada abaaraha iyo dadaalada socdo ee wax looga qabanayo, waxaana uu sidoo kale  kaga mahadceliyay Dowladaha Islaamka ee ku bahoobay ururka iskaashiga Islaamka garab istaagga shacabka Soomaaliyeed, waxaa uuna ka codsaday in ay sii wadaan dadaalkooda iyo garab istaagooda  maadama dalka uu wili ku jiro xaalad binaadanimo oo adag.

Dhankiisa Danjire Mohamed Bamba Mohamed Boba ayaa balan qaaday in  ay ka go’antahay sii wedidda garab istaaga shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Shaqsi Faafinayay Fikirka Khawaarijta

Next Post

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Next Post
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni’aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Ahna Ku simaha Wasiirka Oo Soo Xiray Tababar Ku Saabsanaa Tabinta Xaaladaha Beni'aadannimada iyo Wararka Degdegga Ah

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In