Sunday, January 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay madaxda Bisha cas ee Turkiga

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay madaxda Bisha cas ee Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso ee Bisha Cas ee dalka Turkiga

Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ay Bisha Cas Turkiga ku leedahay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga, ayaa  waxaa  Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyay  Mudane Alper Kucuk oo ah Agaasimaha guud arrimaha caalamiga ee Bisha cas Turkiga

Related posts

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil ee dalkeenna oo ka dhacay Belgium

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil ee dalkeenna oo ka dhacay Belgium

January 11, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo Golaha Aqalka Sare BJFS uga warbixiyay xaaladaha abaaraha dalkeenna

Guddoomiyaha SoDMA oo Golaha Aqalka Sare BJFS uga warbixiyay xaaladaha abaaraha dalkeenna

January 11, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane maxamuud macalin cabdulle ayaa ugu horeyn ka mahadceliyay soo dhaweynta sareysa ee loo sameeyay asiga wafdigiisa maalmaha ay joogeen dalka Turkiga waxaa sidoo kale kaga mahadceliyay Guud ahaan shacabka Turkiga iyo gaar ahaan Bisha Cas garab istaaga shacabka Soomaaliyeed Marxaladahii adkaa,

Mudane Alper Kucuk Agaasimaha guud ee arrimaha caalamiga Bisha cas Turkiga Ayaa  u sheegay Wafdiga Hay’adda Maareynta musiibooyinka  in ay Bisha cas Turkiga diyaar u tahay in ay si dhow ula shaqeeyso, asigoo u balan qaaday in ay ka tageeri doonaan arrimaha gurmadka deg deg oo ay Bisha cas Turkiga khibrad dheer u leedahay

Wafdiga Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Hay’adda mudane Maxamuud macalin, ayaa ku sugan dalka Turkiga oo ay casuumaad rasmi ka haleen waxaa ayna la kulmi doonaan guud ahaan Hay’adda Turkiga ee ka shaqeeyo arrimaha binaadanimada.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka Muqdisho ka raali-geliyey jidadkii la xiray

Next Post

Q.M oo Maxkamadda Cadaaladda ugu baaqay inay wax ka qabato xadgudubyada ka dhanka ah shacabka Falastiin

Next Post
Q.M oo Maxkamadda Cadaaladda ugu baaqay inay wax ka qabato xadgudubyada ka dhanka ah shacabka Falastiin

Q.M oo Maxkamadda Cadaaladda ugu baaqay inay wax ka qabato xadgudubyada ka dhanka ah shacabka Falastiin

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil ee dalkeenna oo ka dhacay Belgium

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil ee dalkeenna oo ka dhacay Belgium

January 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium ayaa maanta qabtay muddaharaad ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Isra'iil ee ka dhanka ah...

Guddoomiyaha SoDMA oo Golaha Aqalka Sare BJFS uga warbixiyay xaaladaha abaaraha dalkeenna

Guddoomiyaha SoDMA oo Golaha Aqalka Sare BJFS uga warbixiyay xaaladaha abaaraha dalkeenna

January 11, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Tunisia

January 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

Somali and Tunisian Foreign Ministers Discuss Israel’s Unlawful Recognition of Somaliland

January 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, met on Saturday evening in Jeddah with his...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In