Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaadatay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga oo kulan la qaadatay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa xafiiskeeda Kulan gaar ah kula qaadatay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay.

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa George Conway oo ah Hoggaanka arimaha Beni’aadannimada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Charles Mballa oo ah wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda UNHCR iyo wakiilo kale.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Kulanka ayaa sidoo kole looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa hindise sharciyeedka Taakulaynta Qaxootiga oo hadda horyaala Baarlamaanka.

Marwo Safiyo Xasan Maxamed oo kulanka kadib Warbaahinta Qaranka la hadashay ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay sidii loo taageeri lahaa dadka nugul ee ku barakacay gudaha dalka oo hadda gaaraya 20%.

Previous Post

Madaxweynaha JFS oo sheegay in dowladda ay ka go’antahay ciribtirka argagixisada “SAWIRRO”

Next Post

Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada oo ku baaqay in la joojiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Beladweyne

Next Post
Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada oo ku baaqay in la joojiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Beladweyne

Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee dhanka xiriirka dowlad goboleedyada oo ku baaqay in la joojiyo shaqaaqooyinkii ka dhacay Beladweyne

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In