Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay Madax ka tirsan hay’adda WFP

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay Madax ka tirsan hay’adda WFP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda kulan kula qaatay madaxa xafiiska Soomaaliya ee hay’adda cuntada Adduunka (WFP) Mr Elkhadir Daloum.

Kulanka ayaa looga hadlay sii adkeynta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhaxeeya labada hay’adood, horumarinta nidaamyada, u diyaar garoowga iyo ka hartagga khasaare xooggan oo ka dhasha abaaraha laga baqayo ee la-Nina.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Ugu danbeyn, guddoomiyaha hay’adda SoDMA ayaa bogaadiyay xiriirka dhow ee qotada dheer ee ka dhexeeya labada hay’addood ee SoDMA iyo WFP.

Previous Post

Wasiirka arrimaha Dibadda oo ka qeygalay Meertada162 ee Shirka Jaamacadda Carabta

Next Post

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Hey’adda Aqoonsiga Dadweynaha

Next Post
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Hey’adda Aqoonsiga Dadweynaha

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Hey’adda Aqoonsiga Dadweynaha

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In