Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wafdiga Guddoomiyaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Magaalada Gaalkacyo, waxaana socdaalkiisa ku wehliya Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdullaahi.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha u gaaray Gaalkacyo ayaa ah u kuurgalidda xaalada beni’aadannimo ee ka jirta Magaalada, in uu Goobjoog ka ahaado qeybinta deeq gargaar ah oo la gaarsiinayo boqolaal danyar ah, waxana sidoo kale magaalada Gaalkacyo uu guddoomiyaha shir deg-deg ah kula qadan donaa hay’addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka, kaas oo looga hadlayo u diyaar garowga roobka gu’ga iyo cabsida laga qabo daadad ka dhasha madaama Gaalkacyo hore sameen uga soo gaartay Xaladihii El-Niño .

Previous Post

Ku dhawaad 40 suxufi oo tababar loogu soo gabagabeeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo shirka Baarlamaannada uga qeybgashay Uganda

Next Post
Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo shirka Baarlamaannada uga qeybgashay Uganda

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo shirka Baarlamaannada uga qeybgashay Uganda

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In