Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Safiirada Soomaaliya ee Libiya, Ciraaq Iyo Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Safiirada Soomaaliya ee Libiya, Ciraaq Iyo Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda waxa uu ku soo dhaweeyay Safiirada Soomaaliya u joogo qaar kamid ah dalalka caalamka si gaar ah Türkiye Fatxudiin Cali Maxamed, Libiya Maxamed Cabdi Aadan, Ciraaq Ridwaan Xirsi Maxamed iyoJarmalka Cabdicasiis Maxamuud Maxamed Farabadane.

Guddoomiye Maxamuud ayaa Safiiradan uga warbixiyey Xaaladda beni’aadannimo ee dalka, waxyaabaha u qabsoomay hay’adda, in dhibaatooyinkii ka dhashay isbeddelka Cimilada ay sababeen barakac iyo qasaaro naafeed. Isagoo sidoo kale ka codsaday in xogahaan la wadagaan wadamada ay Safiirada ka yihiin iyo in dowladahaas hay’adda ka cawiyaan Xasillinta , soo kabashada, iyo dib u dajinta shacabkii ka soo barakacay degaanadooda.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026

Dhinaca kale Safiiraddaan ayaa hay’adda Maareynta ku ammaanay shaqada adag ee dalka iyo dadka u hayso, waxqabadka muuqda ee ay la yimadeen mudada kooban, dhankoodana ay farimahaan gaarsiin donaan Dowladaha dalalka ay Safiirada ka yihiin iyo hay’addaha ka howlgala.

Previous Post

Soomaaliya oo kursi aan joogto ahayn ka helaysa golaha ammaanka ee QM

Next Post

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Qaar ka mid ah Safiirrada Soomaaliya ee Caalamka

Next Post
Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Qaar ka mid ah Safiirrada Soomaaliya ee Caalamka

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Qaar ka mid ah Safiirrada Soomaaliya ee Caalamka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

Wasaaradda Deegaanka XFS oo qabatay kulan wadatashi ah

February 16, 2026
0

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Ha’yadda (NAP Global Network) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In