Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Guddoomiye ku-xigeenka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday Urur Goboleedka IGAD, gaar ahaan Waaxda ICPAC oo u qaabilsan saadaasha cimilada iyo masiibooyinka, kana taageerta SoDMA qeeb ahaan dhanka Teknoolajiyadda ee xarunta ka digista halis wadareedka Heyada SoDMA,
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta laba heyadood.