Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hiiraan: Shacabka iyo maamulka Maxaas waa dad isku duuban

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo digniin u jeediyay dad sheeganaya inay leeyihiin Dhulka Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo maalmahan ku sugnaa degmda Maxaas iyo
deegaanno hoos yimaada ayaa ka war bixiyay xaaladda deegaanadii uu tagay tan iyo markii laga saaray maleeshiyaadka Al-shabaab

Yusuf Axmad Hagar Daba-geed ayaa sheegay in nolosha dadka uu kusoo arkay ay tahay mid wanaagsan islamarkaana deegaanaasi aysan shabaabka kusoo dhuuman Karin, waxaana uu amaanay wada shaqeynta ka dhexeysa hay’adaha amniga, maamulka, iyo shacabka degmadaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiye Yuusuf Dab-geedgeed ayaa yiri” dhammaan deegaanada laga xukumo degmada
Maxaas waa xur meel shabaab habeen ugu hoydo ama uu ka maro malahan, waxaana uu maamulka oo kaashanaya shacabka ay diyaar u yihiin xaqiijinta amniga deegaankooda, aadbeyna ii farxad galisay waxyaabihii aan ku soo arkay deegaanadii aan tagay” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo hadda ku soo laabtay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maamulkiisu ay ka go’an tahay horumarinta gobolka iyo sidii bulshada iyo maamulka ay u dhex mari lahayd wada-shaqeyn la xiriirta dhinacyada amniga, horumarka si uu gobolka ula jaan qaado gobolada horumaray ee dalka.

Previous Post

Wargelin:- Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Oo Berri Marti Ku Ah Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Next Post

Guddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar

Next Post
Guddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar

Guddoomiyaha Haweenka qaranka oo la kulmay guddiga fududeynta shirka Jowhar

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In