Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamada Daraajada Koobad oo ka hadalay Hawlaaha ay Maxkamadu qabaato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidammada qalabka sida  ee soomaaliya ayaa waxa u ka hadalay heraarka  kala duwaan ee maxkamada sare ee ciidanka qalabka sida.

xili u la hadalayay warbaahinta qaraanka guddoomiyaha maxkamada sare Xasan Cali Nuur Shuute  ayaa waxa u sheegay in maxkamada ciidanka qalabka sida ,in ay tahay goob cadaaladeed, aysanaa qaadin maxkamada ciidanka qalabka sida  Eedaha ku Adaan  dadka rayaadka taasina ay tahay badaalkeeda in qofkasi lageyo maxkamadah kale ee ku shaqaada leh.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

waxa yaabaha u  soo hadal qaaday ayaa waxa ka mid ah in ay la xisaabtanto dadka  geysta falaalka dilka iyo falaalka argagixsaada ee ay intaa badan geeystan kooxada Al- shabaab ,waxaa u intaa ku daray in qofkan qabsan kariin  qareen u dooda in ay u qabato qareen u dooda  unaa ilaaliyo xuquuqda  u leyahay qofkasi Eedaysanah.

Halkaan ka  Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada qalabka sida.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/maxkamada-ciidamada-.MP3-kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.mp3
Previous Post

Xabsi daa,in oo lagu xukumay nin Gaari ku jiirsiiyey dad Muslimiin ah

Next Post

Mareykanka oo QM u gudbisay Qaraar mamnuucaya in hub la gudbiyo Suudaanta K/fureed  

Next Post
Mareykanka oo QM u gudbisay Qaraar mamnuucaya in hub la gudbiyo Suudaanta K/fureed  

Mareykanka oo QM u gudbisay Qaraar mamnuucaya in hub la gudbiyo Suudaanta K/fureed  

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In