Sunday, August 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Magaalada Kampala Shir Uga Qaybgalay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Oo Magaalada Kampala Shir Uga Qaybgalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee dalalka geeska iyo bariga Afrika kaas oo ka dhacay Kampala ee dalka Uganda.

Shirkan oo soconayay muddo 3 maalin ah ayaa waxaa kasoo qayb galay sidoo kale madax ballaaran oo ka kala yimid dalalka geeska Afrika ee ku midaysan urur goboleedka IGAD iyo khubaro ka socday dalalka caalamka.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026

Shirkan oo ay abaabulkeeda lahayd urur goboleedka IGAD ayaa waxaa kulankiisii maanta ka qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Uganda Marwo Jessica Alupo Wasiirro dalalka geeska Afrika ah, wafuud kala duwan iyo khubaro xariir la leh arrimaha dhulka ee dalalka geeska Afrika.

Dhanka Soomaaliya oo uu gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ka socday Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxaa maanta shirka looga hadlay sida hay’adda garsoorka uga qayb qaadan karaan khilaafka dhuleed ee ka dhaxeeya dalalka geeska Afrika.

Shirkan oo lagu wado in qodobo muhiim ah laga soo saaro ayaa sidoo kale looga hadli doonaa isbadalka cimilada iyo sida dalalka geeska afrkiga isaga kaashan lahaayeen.

Dhamaan madaxdii kasoo qayb gashay ayaa tilmaamay in shirkan muhiim u yahay dalalka bariga iyo geeska afrika maadaama intooda badan uu jiro khilaaf dhuleed oo ka dhaxeeya laguna xaliyo si nabadeed.

Warbixintan waxaa qoray: Abdulkadir Isse

Previous Post

Sidii Gurmad Lagu Gaarsiin Lahaa Goobaha Laga Xorreeyey Argagixisada Al-Shabaab Oo Laga Hadlay

Next Post

Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga Afrika

Next Post
Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga Afrika

Soomaaliya oo ka gudubtay habraacyada wejiga koowaad ee ku biirista daladda bulshadda ee Bariga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta tababar ugu diraysa dalka Masar

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xaflad sagootin ah loogu sameeyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta, oo tababar...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

Tababarka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee Wariyayaasha Nabadda oo ka socda Muqdisho

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), Sarreeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo Agaasimaha...

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka oo Deegaanka Tawakal ku dilay Horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Laba ka tirsan ciidamada Macawisleyda deegaanka Wargaadhi, ayaa21-ka Agoosto 2026 deegaanka Tawakal oo qiyaastii shan kiiloomitir u jira Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In