Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin uu hogaaminayo Guddoomiyaha Saddexda Gole ee Ahlu Sunna Waljamaaca ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimada gobollada Mudug iyo Galgaduud oo gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in uu wax ka qaban doono xagga horumarinta adeegyada bulshada.

Wafdigan yaa waxaa soo dhaweeyay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka, iyadoo munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay xarunta madaxtooyada Ximan iyo Xeeb, halkaas oo marti sharaf kala duwan ay ka hadleen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha degmada Cadaado C/laahi C/raxmaan Tootoole oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in ka degmo ahaan ay wadaan abaabul badan oo Cadaado ay isugu diyaarinayso qaabilaadda wufuudda kala duwan ee imaanaysa.

Sheekh Ibraahim Xasan Guureeye Guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlu-Sunna Waljamaaca ahna musharax u taagan xilka madaxtinimada Mudug iyo Galgaduud, oo isna munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in xilligan ay bulshada gobolada dhexe hortaal fursad muhiim ah oo ay tahay in laga faa’iideysto.

Waxaa kale uu sheegay in uu ka mid yahay musharixiinta u tartamaya xilka madaxwaynaha maamulka la samaynayo.

Ugu dambayn madaxwayne ku-xigeenka Ximan iyo Xeeb Cabdi Maxamed Suldaan Axmed-nuur oo munaasabadda soo xiray ayaa sheegay inay wafdi u dirayaan magaalada Dhuusamareen si ay kaga qayb qaataan dib-u-heshiisiinta halkaas ka socota, iyo ka qeyb qaadashada nabadeynta shaqaaqadii dhawaan ka dhacday Degmada Guriceel.

DSC09948

DSC09949

DSC09951

DSC09953

DSC09955

DSC09958

DSC09961

DSC09962

DSC09963

DSC09964

DSC09971

DSC09972

DSC09973

DSC09975

DSC09976

DSC09978

DSC09979

DSC09982

DSC09984

DSC09988
Sawir Qaade:- Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Kooxda Liverpool oo u soo baxday quarter finalka koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo ku baaqay in lahelo shilin Soomaali

Next Post
Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo ku baaqay in lahelo shilin Soomaali

Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka oo ku baaqay in lahelo shilin Soomaali

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In