Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha shaqalaaha Rayidka ah oo Hambalyo u diray shaqaalaha Rayidka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha shaqalaaha Rayidka ah oo Hambalyo u diray shaqaalaha Rayidka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray, dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Shaqaalaha Rayidka meel kasta oo ay joogaan.

Maalinta shaqaalaha adduunka, ayaa la asteeyey 1-da May , Sanadkii 1919-kii, in ay noqoto maalin ay shaqaalaha adduunka u dabaal degaan, muujiyaan xuquuqdooda, lana qaybsadaan farxadda qoysaskooda iyo asxaabtooda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Guddomiye Xasan ayaa boogaadiyay Shaqaalaha Soomaaliyeed, dadaalka iyo howlkarnimada ay muujiyeen si aay horumar u gaarsiiyaan bulshadooda, isagoo Eeba ugu baryay inuu u naxariisto Shaqaalahii geeriyooday ayagoo u adeegaya shacabkooda, inta dhaawaca iyo waxyeelada soo gaartayna u rajeeyay caafimaad taam ah inuu Eeba siiyo.

Ugu danbayntii; Guddoomiye Abshiroow ayaa ugu baaqay Hay’addaha Dowladda heerarkooda kala duwan, iney xil weyn iska saaran, dhowrista xuquuqda shaqaalaha, una diyaariyaan goobo caafimaad ahaan iyo badbaada ahaan ku haboon in lagu shaqeeyo, si looga baaqsado in eysan dhibaatooyin soo gaarin shaqaalaha xilliyada ay shaqada ku gudajiraan, kuna dhiiri-gelineysa in ay waajibaadkooda u gutaan si hufnaan iyo howlkarnimo leh.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo kula la qaatay qaar kamid ah dhallinta ka shaqeyso Nadaafada Xeebta

Next Post

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed 

Next Post
Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed 

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed 

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In