Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Cumar Filish oo la kulmay Qoyska Shahiid Eng.Yariisow+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Cumar Filish oo la kulmay Qoyska Shahiid Eng.Yariisow+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xalay booqasho sallaan ugu tagay  Qoyska Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Marxuum Eng. Yariisow.

Guddoomiyaha  ayaa waxaa ku wehliyay booqashada Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Xildhibaan C/qaadir Carabow iyo xubno kale, waxaana mar kale Guddoomiyaha ugu tacsiyadeeyay qoyska geeridii Shahiid Yariisow.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026

Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa ugu horeyn soo dhoweeyay Guddoomiyaha cusub Cumar Fillish, isagoo xusay in ay ka mahad celinayaan qoysku booqashada uu ugu yimid iyo sallaan sharafeedka.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Marxuum Yariisow uu ahaa muwaadin dalkiisa u adeegayay, isagoo waajibkiisa gudanayana uu u geeriyooday, waxaa uu tilmaamay horumaradii iyo howlihii uu soo waday in ay halkoodi ka sii wadi doonaan.

Guddoomiyaha ayaa balan-qaaday inuu ka warqabi doono qoyska Marxuum Yariisow, isla markaana aan marnaba la ilaabi doono kaalintiisa dal dhiska iyo u adeegidii dadka ku nool Caasimadda Muqdisho.

Previous Post

Gudoomiyaasha labada Aqal BFS oo Jabuuti kula kulmay Gduoomiyaha Baarlamaanka Djabuti.

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In