Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay  Guddoomiyihii Degmada Balcad,  ayadoo  wareegta   uu  soo  saaray  xilkaasi  ku magacaabay  Guddoomiye cusub  oo lagu magacaabo Qaasim Cali Nuur, kaasi oo horey uga soo mid noqday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wareegtada ayaa lagu shaaciyay in xilkii Guddoomiyaha Degmada Balcad laga qaaday Cismaan Maxamed Maxamuud Xaadoole oo 10-kii May ee sanadkan markale noqday Guddoomiyaha Degmada, waxaana xilkaasi loo magacaabay Qaasim Cali Nuur.

Xil ka qaadista Guddoomiyihii Degmada Balcad ayaa loo cuskaday markii uu sheegay Madaxweynaha Hirshabeelle in loo baahanyahay in dib u habeyn lagu sameeyo maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Previous Post

Ciise Xuseen “Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray” (Sawirro)

Next Post

Qoyska Hooyo Xakiimo Cismaan oo wiilkooda ku waayay qaraxii 14-kii bishan (Xanuunkii uu reebay Qaraxa)

Next Post
Qoyska Hooyo Xakiimo Cismaan oo wiilkooda ku waayay qaraxii 14-kii bishan (Xanuunkii uu reebay Qaraxa)

Qoyska Hooyo Xakiimo Cismaan oo wiilkooda ku waayay qaraxii 14-kii bishan (Xanuunkii uu reebay Qaraxa)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In