Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Jawaahir Baarqab”hadaan nahey haweenka soomaaliyeed waxaan sameyney isxilqaan aan ku garab istaageyno Ciidamada Qaranka”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Jawaahir Baarqab”hadaan nahey haweenka soomaaliyeed waxaan sameyney isxilqaan aan ku garab istaageyno Ciidamada Qaranka”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Howlgalka ka dhanka ah khawaarijta oo ka socda degaanno kamid ah Galmudug iyo Hirshabeelle,waxan geesiyaasha xoogga dalka iyo kuwa degaan garab taagan bulshada qeybaheeda kala duwan.

Ururada haweenka Gobolka Banaadir ayaa dhankooda u istaagay sidii cuntooyin fudud ay ciidamada u gaarsiin lahayeen,halka qaarkood ay  qeyb kayihin howlgallada socda.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir  Jawaahir Baarqab oo ka qeyb galeysay Barnaamijka Raad raaca oo oo ka baxa Talefeshinka Qaranka ayaa sheegtay in ay sameyeen olola isxilqaan ah oo ay ku garb istaagayaan ciidamada xoogga dalka.

Guddoomiye Jawaahir Baarqab”hadaan nahey haweenka soomaaliyeed waxaan sameyney isxilqaan aan ku garab istaageyno Ciidamada furimaha dagaalka ku jira khawaarijta dalka looga xoreynaayo”

sanatar hore Naciimo Ibraahim”waan garab taaganahey kuna taageereynaa naftood hurayaasha xoogga ee guulaha kasoo hooyey dagaalka dalka looga xoreynaayo khawaarijta oo dhibaatada dalkaan ay ka geysteen qoyskasta iyo guri kasta oo soomaaliyeed ay gaartay”

Geesiyaasha xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa guula waaweyn ka soo hooyay howlgaladii ugu dambeyay ee khawaarijta looga saaray degaanno iyo tolooyin katirsan Galmudug iyo Hirshabelle

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay madax ka socotay madasha mutadawiciinta

Next Post

Zimbabwe :Mnangagwa oo ku guuleystay xilka madaxtinimo iyo mucaradka oo diidan

Next Post
Zimbabwe :Mnangagwa oo ku guuleystay xilka madaxtinimo iyo mucaradka oo diidan

Zimbabwe :Mnangagwa oo ku guuleystay xilka madaxtinimo iyo mucaradka oo diidan

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In