Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Jawaari oo casuumaad ka heley dhigiisa Suudaan

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu maanta la qaatay safiirka dowadda Suudaan ee Soomaaliya Mohamed Yousir Abdelmanan ayaa waxa ay kaga hadleen dhowr arimood oo ay ka mid tahay xoojinta xiriirka labada wadan.

Ugu horeyn safiirka Suudaan ee Soomaaliya Mohamed Yousir Abdelmanan ayaa guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya u keenay warqad casuumaad ah oo uu kaga siday xafiiska baarlamaanka ee dalka Suudaan taas oo guddoomiyaha golaha shacabka looga codsanaayo inuu booqasho ku tago dalka Suudaan si loo xoojiyo wada shaqeynta iyo iskaashiga labada baarlamaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale, safiirka iyo guddoomiyaha golaha shacabka ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud ee dalalka Carabta iyo siyaasada guud ee dalalka Carabta  ,waxaana guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu uga mahad celiyay Safiirka Suudaan ee Soomaaliya sida wanaagsan ee uu mar walba uga shaqeeyo horumarinta iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Dowladda Suudaan ayaa waxa ay waxa ay ka mid tahay dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinacayo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhinacyada waxbarashada iyo tababarida ciidamada.

Previous Post

Madaxweynaha Jubaland iyo danjiraha UK oo Kismaayo ku kulmay-Sawirro

Next Post

R/Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre “Ciidanka AMISOM waxey u joogaan si ay shacabka Soomaaliyeed uga difaacaan kooxaha argagaxisada ah”

R/Wasaare Khayre oo xariga ka jaray xafiisyo lagu qabto cabashooyinka dadweynaha

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In