Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo qaabishay Madax ka socotay Max Planck

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka oo qaabishay Madax ka socotay Max Planck
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa qaabishay Madaxa Mashaariicda Hay’adda Max Planck Mudane Jan Amilcar Schmidt iyo La-taliyaha Sare ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Cusmaan Yusuf.

Kulanka intii uu socday waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka Xildhibaan Xuseen Qaasim Yuusuf Iidow iyo Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Boostada iyo Isgaarsiinta Xildhibaan  Maxamuud Cabduqaadir Xaaji “Jeego”

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddoomiyaha ayaa Madaxda Max Planck kala hadashay nidaam ugu habboon ee Haweenka uga qeybqaadan karaan jagooyinka la isku doorto iyo kuwa la isu magacaabo.

Guddoomiye Sacdiya ayaa gunnaanadkii kulanka u mahadcelisay Hay’adda Max Planck oo Baarlamaanka kala shaqeysa dhanka La-talinta Sharciga iyo Tababarada Guddiyada Golaha Shacabka, Kutladda Haweenka iyo Howlwadeennada Golaha Shacabka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Kulanka ansixinta warbixinta dib-u-eegista qorshaha horumarinta oo lagu qabtay Muqdisho                           

Next Post
Kulanka ansixinta warbixinta dib-u-eegista qorshaha horumarinta oo lagu qabtay Muqdisho                             

Kulanka ansixinta warbixinta dib-u-eegista qorshaha horumarinta oo lagu qabtay Muqdisho                           

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In