Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga oo shir guddoomiyay kulan ku saabsan Nabadgelyada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga oo shir guddoomiyay kulan ku saabsan Nabadgelyada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho- 05-2-2018 Guddoomiye ku-xigeeka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed ayaa kormeer shaqo ku tagay 4-ta degmo ee ee Qeyta Waliyow Cadde ee Gobolka Banaadir, isagoo kormeerkiisa ka bilaabay Degmada Waaberi ee Gobolka waxaana halkaasi uu kula kulmay madaxda Maamulada Degmooyinka shir looga hadlayay xaaladaha amniga, Diriseynta iyo Baahiyada Adeegyada Aasiga ah ee ka jira Degmooyinka Hodan, Howl-Wadaag, Xamar Jajab iyo Waaberi oo isku ah Qeybta Waliyow Cadde ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaasha Degmooyinka, Taliyaasha qeybta, Taliayaasha Saldhigyada, Lataliyaasha Amniga iyo Siyaasadda iyo Agaasimeyaal ayaa ka qeyb galay kulanka iyo kormeerka shaqo, waxaana ay Guddoomiye Tuulax isdhaafsadeyn xogta Degmooyinka iyo baahyada ka jira.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa u balan qaaday xubnaha shirka ka qeyb galay in Maamulka Gobolka Banaadir uu wax weyn ka qaban doono caqabadaha ay soo gudbiyeen Maamulada degmooyinka.

Guddoomiyaha ayaa waxaa uu booqasho ku tagay dhammaan Xarumaha Degmooyinka Hodan, Howl-wadaag, Xamar Jajab, iyo Waabari, waxaana uu Xog-wareystay Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Xafiisyadda Hanaanka Shaqada Degmooyinka Gaar ahaan Amniga iyo Dariseynta, waxaana uu ku booriyay in ay sii laba jibaaraan howlaha ay bulshada u hayaan.

Intii uu ku jiray Kormeerka waxaa uu Guddoomiye Tuulax uu la kulmay dhallinyaro kubadd ku ciyaareysa Garoonka Degmada Hodan, kuwaas oo uu la qaatay watigooda, lana cayaaray kubadda Kolleyga oo ay ku guda jireyn, waxaana dhallinyarada ay uga mahadceliyeen sida uu u farxad geliyay Guddoomiyaha.

ย DHAMMAAD

ย Xafiiska Warfaafinta Gobolka Banaadir.

Muqdisho-Soomaaliya.

Abdifatah Arizona

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

R/W Khayre oo Daah-furay Xafladda Sanad guuradii 1-aad ee Dib-u-howl galinta Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Dawladda “SAWIRRO”

Next Post
R/W Khayre oo Daah-furay Xafladda Sanad guuradii 1-aad ee Dib-u-howl galinta Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Dawladda “SAWIRRO”

R/W Khayre oo Daah-furay Xafladda Sanad guuradii 1-aad ee Dib-u-howl galinta Xiriirka Guud ee Ururada shaqaalaha Dawladda "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In