Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku-Xigeenka 2-Aad Ee Aqalka Sare Oo Mashaariic Horumarineed Ka Dhagax Dhigay Gedo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku-Xigeenka 2-Aad Ee Aqalka Sare Oo Mashaariic Horumarineed Ka Dhagax Dhigay Gedo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane, Mowliid Xuseen Guhaad ayaa shalay gaaray Degmooyinka Garbahaarrey iyo Balad Xaawo, iyadoo ujeedka uu ahaa  dhagax dhigga mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin goobo waxbarashado.

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Aqalka Sare oo ay wehliyeen Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Wasiirro iyo xubno kale oo ka tirsan Dowladda ayaa dhagax dhigay dhismayaasha Dugsiyo Sare oo Dowladda Soomaaliya ay ka hirgelinayso magaalooyinkaasi.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

“Meeshaan waxaan u nimid in aan idinla wadaagno dhagax dhigga dugsiga Sare ee Garbahaaray oo burbur uu ka muuqdo, oo aydowladdu garatay,iyadoo ay wakiil uga yihiin qeybaha fulinta gaar ahaan wasaaradda Waxbarashada oo ay nagala joogan wasiirkii wasiiru Dowlihii,waxaan u mahadcelinayaa wafdiga ballaaran ee ka yimid xamar ahmiyadda ay leedahay dhagax dhigga iskuulkan,oo ka duwan meelihii aan soo maraynay,dowladuu waxaa ay xaqab tiri doontaa waxbarashda dhexe ardayda ka baxda in aysan meelo kale aadin,waxaana rajeynaynaa anigoo wafdiga ka wakiil ah in mas’uuliyiinta u xil saaran ay howshan dhaqsi ku fuliyaan”. ayuu yiri guddoomiye Mowliid Xuseen Guhaad.

Wafdiga uu hoggaaminayay Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa intii ay ku sugnaayeen magaalooyinka Garbahaarey iyo Baladxaawo waxaa ay la kulmeen Ardayda iyo qeybaha bulshada, iyadoo si ballaaran loo soo dhaweeyay.

Guddoomiye Mowliid ayaa intaasi ku daray in Dowladda Soomaaliya ay xoogga saareyso sidii shacabka Soomaaliyeed ay uga haqab tiri lahayd baahiyaha dhanka adeegyada muhiimka u ah.

Previous Post

Mas’uuliyiinta wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay aaska meydka marxuum Cabdirisaaq Cabdullaah

Next Post

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho

Next Post
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta Ah Ee Qaaradda Afrika “SAWIRRO”

Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In