Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee G/Banaadir oo shir muhiim ah uga qeybgalay Brussels

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee G/Banaadir oo shir muhiim ah uga qeybgalay Brussels
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium ugu qeybgalaya Shirweynaha Magaalooyinka  (Brussels Urban 2023 Submmit).

Shirkaan ayaa looga hadlayaa Horumarinta Magaalooyinka, Naqshadeynta Casriga ee dhanka Digitalka, soo kabashada Magaalooyinka, Adkeysiga iyo Horumarinta Kaabayaasha, iyadoo ay ka qeybgalayaan Maayarada Magaalooyin dhowr ah oo ka kala yimid caalamka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo uu shirkaan ku matalaayo Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud ayaa waxa uu xooga saarayaa sidii Maamulka Gobolka Banaadir lagu garab siin lahaa xal u helida Arrimaha Bulaacadaha, dib-u-dhiska kaabayaasha oo ay ugu horeeyaan dhismaha waddooyinka iyo Horumarinta Caasimadda.

Guddoomiye Ku-xigeenka Howlaha Guud Mudane Xasan Maxamed Jimcaale (Xasan Dheere) ayaa furitaanka shirka kadib kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxda Maamulka Magaalada Brussels, Madaxweynaha Metro Polis, Xoghayaha Guud ee Metro iyo qaar ka mid ah Maayarada ka qeybgalaya shirka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfuray dhoofinta hilibka xoolaha ee loo iibgeynayo Dalka Sacuudiga “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Isgaarsinta XFS oo daahfuray shirka 4-aad ee Wadatashiga Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Isgaarsinta XFS oo daahfuray shirka 4-aad ee Wadatashiga Isgaarsiinta “SAWIRRO”

Wasiirka Isgaarsinta XFS oo daahfuray shirka 4-aad ee Wadatashiga Isgaarsiinta "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In