Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku xigeenka Howlaha guud oo Istanbul kula kulmay Xoghayaha guud ee Midowga magaalooyinka dalka Turkiga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xigeenka Howlaha guud oo Istanbul kula kulmay Xoghayaha guud ee Midowga magaalooyinka dalka Turkiga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini iyo Xoghayaha guud ee Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa magaalada Istanbul kulan kula qaatay xoghayaha guud ee Midowga Magaalooyinka dalka Turkiga iyo Dunida oo markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ( TDBB).

Kulankan ayaa looga hadlay sidii dowladda Turkiga ay u sii xoojin laheyd mashaariicda horumarineed ee laga fulinayo magaalada Muqdisho, si Caasimadda ay usoo ceshato maqaamkii ay ku laheyd Caalamka.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026

Xoghayaha guud ee Midowga Magaalooyinka dalka Turkiga iyo Dunida oo marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano ( TDBB) ayaa balan qaaday in dowladaha hoose ee Turkiga ay taageeri doonan barnaamijyada lagu horumarinayo magaalada Muqdisho, isla markaana ay kala hadli doonan madaxda ay quseyso sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen dib udhiska Caasimadda Soomaaliya.

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir ayaa maalmaha soo socda kulama la qaadan doonan qaar ka mid ab madaxda kala duwan ee dowlada Turkiga, si ay ugala hadlaan horumarinta Caasimadda Jamhuuriyada Soomaaliya ee Muqdisho.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Norway dib u furidda safaaraddooda Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Norway dib u furidda safaaraddooda Muqdisho “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Norway dib u furidda safaaraddooda Muqdisho "SAWIRRO"

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

April 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In