Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Dalka Oo Garoowe Gaaray

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Dalka Oo Garoowe Gaaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigani uu hogaaminayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Dalka Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Garoowe.

Soo dhaweyn kaddib ayaa guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdiga la socda ayaa waxaa madaxtooyada maamulka Puntland ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi oo uu ka mid ahaa madaxweynaha Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas, waxaana safarka ku wehlinayay Guddoomiye ku xigeenka Xildhibaanad Khadiijo Maxamed Diiriye.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland C/xamiid Sheekh C/salaan Ciise oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in Garoowe ay ku soo dhaweeyaan Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Dalka, wuxuuna sheegay in kulamo gooni gooni ay la qaadan doonaan wafdiga.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Dalka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa faah faahin ka bxiyay socdaalka Garoowe uu ku tagay, isagoo sheegay in howlo shaqo oo la xiriira wada tashiyo ku saleysan wada shaqeynta baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kan Puntland, wuxuuna sheegay in uu aad uu ugu faraxsanyahay sida loogu soo dhaweeyay halkaasi.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wafdi ka socda Puntland “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wafdi ka socda Puntland “Sawirro”

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wafdi ka socda Puntland "Sawirro"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In