Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka oo Dhuusamareeb lagu soodhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalle Cawad ayaa maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo ay ka socdaan howlaha doorashooyinka isla markaana dhawaan la shaaciyay shanta kursi ee ugu horaysa kuraasta gollaha Shacabka ee taalla Galmudug.

Guddoomiye Mahad Cawad oo ah xildhibaan una sharaxan  kursiga tirsigiisu yahay Hop104 oo deegan doorashadiisu tahay Galmudug, ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Dhuusamareeb.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026

Soo dhaweynta musharaxa ayaa waxaa ka qayb ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal , Xildhibaano, wasiiro, mamulka Caasimada, Odayasha dhaqanka iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan.

Soo dhaweyn kadib ayaa Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee golaha Shacabka Soomaaliya loo soo galbiyay gudaha Caasimada,  waxaana ugu horeyn warbahinta lahadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal.

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad oo ah musharax xildhibaan ayaa madaxda iyo bulashada Caasimada Galmudug ugamahad celiyay soo dhaweynta ay u sameeyeen.

Dhanka kale Guddiga doorashooyibka Galmudug ayaa shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay qaar ka mid ah siyaasiyiin u tartameysa kuraasta xildhibaanada golaha Shacabka.

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Mahad Cabdalle Carwad  iyo musharax Dhagey Geelle Ugaas ayaa ka mid ah xubnaha la siiyay shahaadada cadeyneysa in ay soo buuxiyeen xubnahan shuruudaha u yaala Gudigga Doorashooyinka.

Previous Post

Xukuumadda iyo Ciidamada Suudaan oo gaaray heshiis siyaasi ah

Next Post

Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Next Post
Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Laftagareen oo macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta macallinka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

DFS oo ka warbixisay xaaladda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

March 30, 2026
0

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay in muddo ah ku mashquulsaneyd in arrimaha Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed lagu xaliyo talo ay...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

March 30, 2026
0

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In