Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada gobalka Banaadir oo kormeer ku sameeyay Ganacsiga Caasimada ee Habeenki

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada gobalka Banaadir oo kormeer ku sameeyay Ganacsiga Caasimada ee Habeenki
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Kuxigeenka arrimaha Bulshada Iyo Wacyigalinta Maamulka Gobalka Banaadir, Cabdicasiis Cismaan Maxamed, oo xalay Kormeer ujeedkiisu ahaa u kuur galid dhanka ganacsiga iyo isu socodka xiliyada habeenkii ah dadka ku nool caasimadda gaar ahaan degamada Howlwadaag,

waxaana kormeerka ku wehliyay gudoomiyaha degmada Holwadaag Bashiir Cabdi Maxamed, Agaasimaha Beeraha iyo Dhireenta gobolka Banaadir Luqman Cali Macoow, taliyaha nabad-sugida qeybta Waliyoow cade g/le Maxamed Cabdulkhaadir shakiib.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

kormeerka ayaa sidookale ujeedkiisu ahaa in bulshada caasimada looga digo Roobabka xooggan ee la faliyo inuu ka da’aan caasimadda.

sidoo kale, guddoomiye kuxigeenka arimaha bulshada iyo wacyigalinta maamulka gobalka Banaadir Cabdicasiis Cismaan Maxamed, ayaa kormeyray suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan  qeybta Dahablaha, isgooska Baar-Ubax iyo Xamar-jadiid.

Guddoomiyaha ayaa kormeerkiisa ku soo gabagabeeyay warta biyo qabadka Boondheere, oo dhawaan dib u dayactir lagu sameeyay.

Previous Post

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

Next Post

Ciidamada Isra’iil oo bartilmaameedsaday kolonyo gargaar bini’aadannimo sidday

Next Post
Ciidamada Isra’iil oo bartilmaameedsaday kolonyo gargaar bini’aadannimo sidday

Ciidamada Isra’iil oo bartilmaameedsaday kolonyo gargaar bini'aadannimo sidday

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In