Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Madaale oo kormeeray Ololaha Hooyo u hiili Qarankaaga ee ka socda Caasimadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Madaale oo kormeeray Ololaha Hooyo u hiili Qarankaaga ee ka socda Caasimadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray ololaha “Hooyo u Hiili Qarankaaga” kaasi oo ay ka qeyb qaadanayaan Haweenka Soomaaliyeed si ay u garab istaaggaan ciidanka xoogga dalka ee ku jira howlgallada dalka lagaga sifeenayo kooxaha Khawaarijta.

Duqa Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ay uga qeyb qaadanayaan halganka dalka looga xoreynayo Kooxaha Khawarijta, isla markaana ay isku xilqaameen sidii cunooyinka qalalan loo gaarsiin lahaa geesiyaasha dalka, waxa uuna balan qaaday in uu kaalintiisa ka qaadan doonno taageerida iyo garab istaaga Ciidamada Qaranka.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Guddoomiye Madaale oo uu kormeerkaan ku wehliyay Ku-xigeenkiisa Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ugu baaqay Xildhibaannada iyo Siyaasiyiinta dalka in ay ka fogaadaan hadalada lagu niyad jibinayo Ciidamada Qaranka, isla markaana ay ka qeyb qaataan dhiirigelinta iyo kaalmeynta Ciidamada Qaranka ee Naftooda u huray in ay dalka iyo dadka ka bad-baadiyaan cadowga Khawaarijta.

Previous Post

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda

Next Post

Madaxda Hay’adaha SoDMA iyo IOM oo ka wada hadlay yareeynta khasaaraha Musiibooyinka dabiiciga ah

Next Post
Madaxda Hay’adaha SoDMA iyo IOM oo ka wada hadlay yareeynta khasaaraha Musiibooyinka dabiiciga ah

Madaxda Hay’adaha SoDMA iyo IOM oo ka wada hadlay yareeynta khasaaraha Musiibooyinka dabiiciga ah

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In