Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Maxamuud oo ka qeybgalay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Beni’aadannimada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Maxamuud oo ka qeybgalay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Beni’aadannimada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho uga qaybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee Bani’aadannimada oo la xuso sanad walba 19-ka Agoosto, waxaana munaasabadaan lagu muujiyaa dadaalka iyo naf-hurnimada samafalayaasha.

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Masiiboyinka Maxamuud Macalin ayaa xusay muhiimadda ay maalintaan u leedahay adduunka, dalka iyo Hay’adda SoDMA, isagoo tilmaamay sida ay muhiim u tahay xusuusta shaqaalaha samafalka ee ku waxyeelloobay caawinta dadka kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xuskaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay hay’addaha kala duwan ee ka shaqeeya Arrimaha Bini’aadanimada dalka, daladda NGO-da Soomaaliyeed (Somali NGO Consortium) ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay, George Conway iyo madaxa xafiiska UN-OCHA ee Soomaaliya.

Previous Post

Wasiir Biixi “Ganacsatadu canshuur ma diidana weyna bixiyaan”

Next Post

Kulan looga hadlayay dardargalinta howlgallada ka dhanka ah khawaarijta oo lagu qabtay Xarardheere

Next Post
Kulan looga hadlayay dardargalinta howlgallada ka dhanka ah khawaarijta oo lagu qabtay Xarardheere

Kulan looga hadlayay dardargalinta howlgallada ka dhanka ah khawaarijta oo lagu qabtay Xarardheere

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In