Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye “Muungaab” oo kormeeray ololaha nadaafadeed ee ka socda degmada Yaaqshiid

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab “Xamar aniga ayaa Xukuma Shiicana Ma ogoli “
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa Maanta kormeer k tagay degmada Yaaqshiid gaar ahaan jidka carafaad oo ay ka bilaabatay ololihii looga carib tirayo geedka loo Yaqano (Cali garoobka ama Geed yahuudka) kaas oo dhibaato ba’an ku haya nolosha dadka iyo Bilicda Caasimadda Soomaliya.

Mashruucan logu jarayo geedkaas ayaa ka socda Dhamaan 17-ka degmo ee gobolka Banaadir, iyadoo guddoomiye “Muungaab” uu kormeer qiimeyn ah ku sameeynayo howsha nadaafadda ah ee ka socota degmooyinka gobolka Banaadir.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dhamaan Gudoomiyayaasha degmooyinka waxa la farayaa in Muddo kooban looga dhameeyo geedkaas lana Furo dhamaan Waddooyina Xiran”  ayuu yiri Gudoomiye Muungaab.

Ololahan nadaafadeed ee sida xowliga ah uga socda caasimadda dalka ayaa qeyb ah qorshayaasha uu maamulka gobolu sare ugu qaadayo bilicda iyo nadaafadda magaalada Muqdisho.

 

Previous Post

Guddiyada joogtada ah ee baarlamanka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Next Post

Golaha wasiirrada oo maanta ansixiyay guddiyada Doorashada Qaranka, Xuduudaha iyo Federaalka

Next Post
Ifraax Macallin Axmed oo lagu taageeray Billadda xuquuqda Haweenka oo ay u taagantahay”sawirro”

Golaha wasiirrada oo maanta ansixiyay guddiyada Doorashada Qaranka, Xuduudaha iyo Federaalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In