Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab: “Waddo aan gacanteena ku dhisanay inaan ku socono waa wax weyn” SAWIRRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Muungaab: “Waddo aan gacanteena ku dhisanay inaan ku socono waa wax weyn” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka gobalka iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray waddada isku xirta Isgoysada Baar Ubax iyo Howlwadaag, halkaasi oo dhawaan la saaray laami casri ah.

Ujeedka kormeerka Guddoomiyaha Gobolka ayaa ahaa mid uu ugu kuurgalayay xaaladda suuqa bakaaraha, sida ay u socdaan howlaha ganacsi iyo dib u habeynta lagu sameeyay laamiga dhex mara suuqaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo la hadlay Wabraahinta ayaa guddoomiyaha gobolka banadir iyo xubnii la socday uga warbixiyay xaaladda suuqa bakaaraha iyo dhismaha waddadasi, isagoo ganacsatada ka dalbaday inay bixiyaan canshuurta.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa sheegay in dowladda hoose ee xamar oo kaashanaysa ganacsatada suuqa Bakaaraha ay ku guuleysteen in waddo 1-km ah oo dhexmarto Suuqaasi ay laami saaraan.

“Tani waxa ay muujineysaa in aan nahay dad wax qabsan kara, waxaan markale ku celinayaa baaqii ahaa “Dhiso dalkaaga oo uu horey Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhawaaqay” ayuu yiri Guddoomiye Muungaab.

24 sano kaddib ayay noqoneysaa markii laami casri ah la saaray wadada isku xirta Isgoysyada Baar Ubax iyo Howlwadaag, halkaasi oo ay dhibaatooyin ku qabeen ganacsatada iyo dadka kale ee ka adeeganaya suuqa bakaaraha.
 
1

SHIRKADAHA

2

3

4

6

7

8

9

10

11
Sawir Qaade:-Jabiiba

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntand iyo Wasiirka Waxbarashada DF oo kulmay

Next Post

Dhagayso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In