Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin oo tababar aqoon kororsi ah u furtay Haweenka Baarlamaanka “SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Sacdiya Yaasiin oo tababar aqoon kororsi ah u furtay Haweenka Baarlamaanka “SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa Maanta Xildhibaannada haweenka iyo howlwadeenada Golaha Shacabka ufurtay, Semina,  kaas oo socon doona, muddo Saddex maalin ah, waxaana Seminarkaan si wadajir ah usoo qaban-qaabiyay Kutlada Haweenka Golaha Shacabka iyo UN WOMEN Kaasoo ku saabsanaa, tababar kor loogu qaadayo. aqoonta iyo kamid noqoshada haweenka Xildhibaannada ah, Dowrka Hogaaminta iyo Go’aan qaadashada.

Ugu horeeyn waxaa goobta hadal kooban ka jeedisay, Gudoomiyaha Kutlada Haweenka Xildhibaan Sahuur Xaaji culusow ,waxay sheegtay inay waqti geliyeen qab-soomidda seminarkan. sidoo kalena, ay sii wadi doonaan,samirada iyo Tababarada kor loogu qaadayo, Aqoonta, qibrada iyo waayo-aragnimada Haweenka Golaha Shacabka BJFS 11aad.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Ugudanbeeyntii Xildhibaan Ifraax Maxamed Cawad ( Nooleeye)ahna Xoghayaha Kutlada Haweenka ayaa kusoo dhaweysay, Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS 11aad, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayadoo ugu horeyn u mahadcelisay, Guddoonka kutlada haweenka iyo UN WOMEN.

Xildhibaan Sacdiya ayaa sheegtay, inay haweenka garab taagan tahay, ayna muhiim tahay, isku xornaanta midnimada iyo Wadashaqeynta Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka ku jira Baarlamaanka Golaha Shacabka ee 11aad.

Sidoo kale, Guddoomiye Sacdiya ayaa ka dhawaajisay, in haweenka Baarlamaanka ku jira kuraastooda ay xajistaan, matalaadooduna, ay ka dhigaan,qodob Dastuuri ah,  taasoo usahlaysa inay meel-sare ka gaaraan, hankooda siyaasadeed. ayna xaqiijiyaan yoolkooda, una tartamaan jagooyinka sar sare haday ahaan laheyd, kuwa la isku doorto. ama la isku Magacaabo.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si KMG ah ugu shaqeynaya magaalada Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay kulan gaar ah

Next Post
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay kulan gaar ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay kulan gaar ah

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In