Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Watiin” Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye Watiin” Ciidamo Gaar ah ayaan U sameynay Amniga Beydhabo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Magaalada Beydhabo ee Gobolka Baay Mudane C/llahi Cali Watiin oo la hadlayey Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay dajiyeen Qorsheyaal lagu sugayo Amniga Magaalada Baydhabo, isagoo Xusay in ay Diyaariyeen Ciidamo Gaar ah oo loogu tala galay in ay sugaan Amniga Beydhabo.

“ciidamadaan aanu sameynay waxa ay diyaar u yihiin inay ka hortagaan kooxaha falalka Amni darro ka geysanaya Gobolka Gar ahaan Magaalada Beydhabo” Ayuu yiri Guddoomiye Cabdullaahi Cali Watiin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa faafaahin ka bixiyey Howlgall Ciidamada Amaanka ay ka sameeyeen Duleedka Magaalada Beydhabo.

Howlgallada ayaa lagu soo qab qabtay sida uu  sheegay guddoomiyaha Shaqsiyaad falal amni darro ku howlanaa iyo Malleeshiyaad Al-Shabaab ka Tirsan.

Guddoomiye Watiin ayaa sheegay in Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay in ay ku Tallaabsatay Horumarro ballaaran oo dhanka Arrimaha Bulshada.

Waddooyinka dhexmara Magaalada Beydhabo ayaa waxaa lagu sameeyay dib u dayactir,  waxaana laga hirgaliyey Leerarka Cadceeda ku shaqeeya  taas oo ka dhigan Horumarka Magaalada Beydhabo inuu si xoogleh u socdo.

Previous Post

Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland Oo Si Wanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland Oo Si Wanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Madaxweynaha Jubbaland Oo Si Wanaagsan Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In