Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muungaab oo shaqaalaha gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Muungaab oo shaqaalaha gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan gudoomiyaha cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeennada Agaasmeyaasha Heer gobal Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobalka Saraakisha Ciidanka ilaalada Deeganka Xamar Ururka haweenk agobalka iyo Dhamaan Howlawadeenada Gobalka Banaadir ayaa ka qeybgalay Kulan lagu sagootinayay Sii hayaha Guddoomiyihii hore gobolka banaadir mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungab) kaasi oo ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar.

Qaar ka mid ah Ka qeybgalayaasha Kulanka oo hadlay ayaa Ku amaanay mudane Muungaab Marxaladihii adkaa uu soo hagaamiyay Gobolka iyo isbedalada Horumarka leh ee uu gaarsiiyay Magaalada Caasimada ah Kuwaasi oo ah kuwa haatan Muuqda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungab ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay Isbadalka Cusub ee lagu sameeyay maamulkaGobolka Banaadir isagoo ku baaqay in lala Shaqeeyo Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho MudaneYuusuf Xuseen Jimcaale.

Sidoo Kale Janeral Muungaab ayaa umahad celiyay Dhamaan Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Gobalka Banaadir sida Wanaagsan ay ula shaqeeyeen Mudadii uu maamulka ahaay.

Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen ( Muungaab) Waxa uu sheegay in uu Bulshada Soomaaliyeed u sii shaqeyn doono islamarkaana uu Garabtaaganyahay Maamulka Cusub ee gobalka Banaadir.

Bisha Soo socota 2 September ayaa lagu wadaa in Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ay ka dhacdo Munaasabad uu Xilka kula wareegay guddoomiyaha Cusub ee Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale iyadoo uu Xilka kala Wareegi doono Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungab).

IMG_0008 IMG_0010 IMG_0011 IMG_0016 IMG_0018 IMG_0021 IMG_0024 IMG_0026 IMG_0028 IMG_0030 IMG_0031 IMG_0032 IMG_0034 IMG_0035 IMG_0037 IMG_0043 IMG_0046 IMG_0051 IMG_0056 IMG_0059 IMG_0060 IMG_0062 IMG_0063 IMG_0064 IMG_0067 IMG_0068 IMG_0070 IMG_0071 IMG_0072 IMG_0074 IMG_0076 IMG_0077 IMG_0078 IMG_0079 IMG_0080 IMG_0081 IMG_0082  IMG_0085 IMG_0086

 

Previous Post

Roob saaka ka da’ay Magaalada Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In