Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka aqalka sare oo heshiis la saxiixday hay’ad baarlamaanka kala shaqeysa hormarinta sharciyada.SAWIRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoonka aqalka sare oo heshiis la saxiixday hay’ad baarlamaanka kala shaqeysa hormarinta sharciyada.SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay magaalada Muqdsiho ku yeesheen Gudoonka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo Max planck foundation ee Soomaaliya ayaa looga hadlay wada shaqaynta golaha iyo hay’adda

Kulanka oo saacado qaatay ka dib ayaa waxaa la kala saxiixday heshiis ku saabsan Latalin sharciga, arimaha dastuurka iyo tababarida shaqaalaha golaha aqalka sare heshiiska dhinaca golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka soomaaliya waxaa u saxiixay gudoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  halka hay,adda Max planck foundation ee Soomaaliya uu u saxiixay  ninka madaxa ka ah oo lagu magacaabo JAN SCHMIDT.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

kulanka markuu soo gaba gaboobay ka dib waxaa saxaafada la hadlay  madaxa Max planck foundation ee Soomaaliya JAN SCHMIDT , waxa uuna ka warbixyay kulanka waxaana uu sheegay in ay wax walba sidii loogu tala galay ku dhamaadeen.

C/kaafi macalin Xasan habdhooraha golaha aqalka sare ayaa isagana ka hadlay heshiiska ay golaha aqalka sare iyo Max planck foundation wada galeen waxaana uu sidoo kale sheegay in heshiisyadaasi ay yihiin kuwo muhiimad weyn leh.

Previous Post

R/W ku xigeenka oo Shir gudoomiyay kulan ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u dhiska Soomaaliya. SAWIRO”

Next Post

Guddiga Doorashooyinka qaranka oo sheegay inay furantahay qabashada araajida kuraasta ka banaan golaha shacabka.

Next Post
Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo

Guddiga Doorashooyinka qaranka oo sheegay inay furantahay qabashada araajida kuraasta ka banaan golaha shacabka.

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In