Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigii labaad ee Aqalka Sare 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoonka Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigii labaad ee Aqalka Sare 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka Golaha Aqalka Sare, ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu Maanta soo xirmay Kalfadhiga labaad Aqalka Sare, kaas oo furmay 1-kii Bishii November ee sanadkii 2022.

Qoraalka oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan, ayaa lagu sheegay in kal-fadhiga 3aad ee Aqalka Sare uu furmi doono 20-ka Bisha May ee soo socota.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Golaha Aqalka Sare:

Senatarada sharafta leh:

Markii aan arkay Qod.74d ec Dastuurka KMG oo dhigaya in Aqalka Sare uu yeelanayo labo kalfadhi sannad kasta, kalfadhi kastana ugu yaraan uu soconayo muddo afar bilood ah.

Markii aan arkay Qod.23d (1) ce Xeerhoosaadka Golaha oo xeerinaya irt Aqalka Sare uu yeelanayo labo kalfadhi caadi ah sannad kasta iyada oo kalfadhi kasta uu soconayo afar bilood.

Haddaba, Kalfadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare wuxuu furmay 15 November 2022 wuxuuna ku eg yahay 20 Maarso 2023.

Sidaas daraadeed, dhammaan Senatarada Aqalka Sare waxaa lagu wargelinayaa in Kalfadhiga 2aad uu xirmayo 20ka Maarso 2023 isla markaasna waxaa loo asteeyay in Kalfadhiga 3d uu furmi doono 20 May, 2023.

Waxaan idiin rajeyna nasiino wanaagsan.

Previous Post

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyad Libya oo dalka dib loogu soo celiyay

Next Post

Sheekh Aadan Madoobe oo ka qeybgalay Jannaasada Xildhibaan Maxamuud Maxamed

Next Post
Sheekh Aadan Madoobe oo ka qeybgalay Jannaasada Xildhibaan Maxamuud Maxamed

Sheekh Aadan Madoobe oo ka qeybgalay Jannaasada Xildhibaan Maxamuud Maxamed

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In