Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyad Libya oo dalka dib loogu soo celiyay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyad Libya oo dalka dib loogu soo celiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya, wasaaradda arrimaha dibedda iyo hey’adda IOM, ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ku soo dhoweyay 11-dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo saaray xabsiyada dalka Libya.

Ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ka hadashay soo dhoweynta dhalinyaradaan Soomaaaliyeed ee dalka dib loogu soo celiay, ayaa sheegtay in xafiiska uu ka shaqeeyn doonno soo celinta dadka muhaajiriinta ee ku xiran xabsiyada caalamka.

Related posts

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026

Maryan ayaa tilmaamtay in soo deysmada dhalinyaradaan iska kaashadeen safarada Soomaaliya ee Libya iyo Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya,Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayay sidoo kale uga mahadcalisay kaalinta uu ku lahaa soo celinta Muwaadiniintaaan Soomaaaliyeed oo mudda ku dhibateeysnaa dalkaasi.

Ibraahim Guure Maxamed oo kamid ah mas’uuliyiinta Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya oo dhankiisa hadlay, ayaa u mahadceliyay dadkii ka soo shaqeeyay in dhalinyaradaan dalkooda dib loogu soo celiyo,dowladna ay ka shaqeeyn doonto sidii loo bad-baadin lahaa oo dalkooda dib loogu soo celin lahaa dhalinta Soomaaliyeed ee xabsiyada wadamada caalamka ku xiran.

Qaar kamid ah dhalinyarada oo la hadlay warbaahinta Qaranka,ayaa ka shekeeyay dhibaatada ay mudda dheer ku heysatay xabsiyada dalka liibya,iyagoona u mahadceliyay dowladda iyo dhammaan dadkii qeybta ka ahaa in dalka dib loogu soo celiyo.

Dhowr jeer ayay dowladda Soomaaliya waxa ay dalka  sidaan oo kale dib u keentay dhalinyaro badan oo ku dhibaateysnaa xabsiyada wadamada Caalamka.


Previous Post

Kulanka Shiinaha iyo Ruushka ma keeni doonaa xal laga gaaro dagaalka Ukraine?

Next Post

Guddoonka Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigii labaad ee Aqalka Sare 

Next Post
Guddoonka Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigii labaad ee Aqalka Sare 

Guddoonka Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigii labaad ee Aqalka Sare 

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Xujeydii Soomaaliyeed ee ugu horreysay sanadkan oo maanta laga sagootiyay garoonka Diyaaradaha Muqdisho

May 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Dowladda Soomaaliya Sh. Mukhtaar Roobow Cali ayaa oo Daahfuray Duulimaadyadii ugu horreeyay ee Xujeyda...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 1st May, 2026   1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner...

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026

May 1, 2026
0

ToddobaaWarbixinta dlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 1st May, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Somalia casho...

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In