Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug oo kulan soo dhaweyn ah loo sameeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
July 21, 2015
in Wararka
0
Qaabka Ay U Dhaceyso Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug Oo La Soo Saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan soo dhaweynta ah ee uu Maamulka Gobalka Banaadir u sameeyay xubnaha uu hogaaminayo Guddoomiyaha Barlamaanka Dowladda Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa kasoo qeyb galay ku-simaha Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasada ee Maamulka Gobalka Maxamed Axmed Diiriye.

Kulanka soo dhawenta ah ayaa inta uu socday ayaa qaar kamid ah masโ€™uuliyinti ka qeyb gashay waxay ka hadleyn sidii loo taageeri lahaa Maamul Gobaleedyada dalka ka jira si loo horumariyo Gobalada Dalka.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda ee Maamulka Gobalka Maxamed Axmed Diiriye ayaa Telefishinka Qaranka uga warbixiyay kulanka soo dhaweynta ah ay u sameeyen xubna ka tirsan Barlamaanka Galmudug ee uu hogaaminayo guddoomiyaha Barlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.

โ€œAnaga caasimada meesha aan joogno waa caasimadii dalka, mana ahan maamulkii koowaad oo la dhisay aan marti qaadno, maamula badan ayaa ka horeeyay oo la dhisay oo sidaan oo kale maamulka Gobalka Banaadirย  kulan soo dhaweyn ah u sameeyay, marka anagu gacma furan ayaan ku soo dhaweyneynaaโ€ ayuu yiri Maxamed Axmed Diiriye.

Guddoomiyaha Barlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa dhankiisa Maamulka gobalka Banaadir iyo shacabka Soomaliyed uga mahad celiyay sida ay u taageeren Maamulka Cusub ee Galmudug.

โ€œMarkaan imaanay gobalka Banaadir waxaan la kulanay sidaad hadaba sheegtay guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Dowlada Fedraalka intaba waa la kulanay, caawana sidaad arkeysan Gobalka banaadir oo casha sharaf inoo sameeyay, Xilbaanadi Galmudug iyo guddoonkooda waana u mahad celineynaa Maamulka gobalka Banaadir iyo Dowladda Federaalka intaba kaalintii ay ka qaateyn taagerada ee Maamulka Galmudugโ€ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug.

Previous Post

Ciidanka Hay’adda Nabad sugidda oo howlgallo ku soo qabtay hub iyo maleeshiyaad lagu tuhmayo Al-Shabaab

Next Post

Deg Deg: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanka Moqo-kori

Next Post
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.

Deg Deg: Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaanka Moqo-kori

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In